Ukraine oo u yeertay ciidamadeeda nabad ilaalinta

Mar 11 (Jowhar.com) –  Bandhiga caawa: Ilaa 250 ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Ukrain ee ku sugan Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa isku diyaarinaya inay dalkooda ku laabtaan si ay uga hortagaan ciidamada Ruushka.

Masar ayaa mamnuucday dhoofinta cuntooyinka aasaasiga ah sida sarreenka iyo daqiiqda, si loo sugo kaydka cuntada ee dalka iyado laga caasi qaabo cuuno la,aan ku soo wajahaan.

Dalalka Waqooyiga Afrika ku yaalla ayaa aad ugu tiirsan qamadiga laga keeno Ukraine iyo Ruushka oo aay dagalada ka socdaan ila hada .

Nayjeeriya ayaa safaf dhaadheer ugu jirta Dhuumaha shidaalka, duulimaadyadii ayaa istaagay iyo korontadii oo go’day shidaal la’aan awgeed. Qiimaha ayaa kordhay qayb ahaan sababtoo ah dagaalka Ukraine iyo Cidamada xooga badan ee Ruushka.

Credit: Source link

Leave A Reply

Your email address will not be published.