Browsing Category
Somalia
Xogta tirada Shabaabka ah ee weerartay xarunta maamulka gobolka Banaadir
Jan. 22 (Jowhar.com)-Inkabadan hal saac ayuu dagaal ka socdaa gudaha xarunta maamulka gobolka Banaadir, kaasoo u dhexeeya dagaalamayaasha Shabaab iyo ciidanka dowladda.
Dabley Shabaab ah…
Shabaab oo ka dhex dagaalameysa xarunta maamulka gobolka Banaadir
Jan. 22 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxyo culus oo laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxyada ay daba socotay rasaas culus.
Wararka hordhaca ah ee la…
Qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo rasaas la maqlayo
Jan. 22 (Jowhar.com)-Qarax aad u xooggan oo laga maqlay degmooyin badan oo kamid ah gobolka Banaadir ayaa ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa Ismiidaamin ayaa ka…
Bombings hit areas near Mogadishu city HQs – Goobjoog News English
GOOBJOOG NEWS|MOGADISHU: At least three bombings followed by heavy gunfire have hit areas near Mogadishu city headquarters in central Mogadishu.
Sources say suspected Al-Shabaab militants drove a vehicle…
ATMIS oo dowladda ku wareejisay xero ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho
Jan. 22 (Jowhar.com)-Ciidamadda ATMIS ayaa xerada Maslax ee ku taala degmada Heliwaa ku wareejiyay dowladda Soomaaliya, kadib munaasabad lagu qabtay gudaha xeradaas.
Madaxa howlgalka…
Wararkii u danbeeyay dabkii xoogganaa ee xalay burburiyay ganacsiyo ku yaala Suuqa Bakaaraha
Jan. 22 (Jowhar.com)-Faah faahini dheeraad ah ayaa laga helayaa dab xooggan oo xalay fiidkii ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo daminta dabkaasi ay qaadatay saacado dheer.…
Booslika gobolka Banaadir oo askar badan u xiray wiilkii lagu dilay Howlwadaag
Jan. 21 (Jowhar.com)-Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Mumin oo uu wehliyo Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo siyaasadda gobalka Banaadir oo goordhow…
Xasan Sheekh oo laba arrin kala hadlay wasiirada Koofur Galbeed
Jan. 21 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed kaasi oo lagaga arrinsaday dib u…
Ciidamadda DANAB iyo Gorgor oo isaga soo baxay degmada Galcad.
Jan. 21 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamadda dowladda ay isaga bexeen degmada Galcad, halkaasoo dhawaan Shabaab lagala wareegay.
Ciidamaddan oo ka…
Askri ka tirsan ciidanka dowladda oo darawal Mooto Bajaaj ku dilay Muqdisho
Jan. 21 (Jowhar.com)-Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta Darawal Mooto Bajaaj waxa uu ku dilay isgoyska Howlwadaag ee bartamaha magaalada Muqdisho.
Darawalka…